Gudoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland oo gaaray Jigjiga, ka dibna u gudbay..

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif oo safar dhulka ah kaga ambabaxay magaalada Laascaanood ayaa gaaray magaalada Jigjiga. Cabdirisaaq Khaliif ayay wararku sheegayaan Jigjiga uga sii gudbay dhanka Magaalada Addis Ababa oo la filaayo inay ka furmaan wadahadalada Dawlada Itoobiya dhaxdhaxaadinayso oo la iskugu keenayo dhinacyada ku dagaalamaya Laascanood. Ciidamo la sheegay iney ka tirsan … Continue reading Gudoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland oo gaaray Jigjiga, ka dibna u gudbay..